Layaabka dunida:- Haweeneyda aduunka ugu maseyrka badan iyo tilaabooyinka ay qaado+ Sawiro

Layaabka dunida:- Haweeneyda aduunka ugu maseyrka badan iyo tilaabooyinka ay qaado+ Sawiro

daajis.com:-Debbi Wood waa haweenay 42 sano jir waxay ay waardiyo kahaysaa ninkeeda Steve Wood oo 30 sano jir wargayska Daily Mail oo soo daabacay.

Waxaa uu leeyahay waxay maalin waliba marisaa qalab lagu ogaado qofka in uu been sheegayo iyo in kale oo layiraahdo [ a lie detector test ] si ay u ogaato in ninkeeda uu daacad uyahay iyo in kale .

Waxa ay fiirisaa teleefoonkiisa,Emailadiisa iyo qoraalada bangiyada ee usoo dhaco.

Lamanahaan ayaa isku guursaday jaceyl saaxibtinimo balse Debbi Wood waxa ay ninkeeda ka manuucday in uu dumarka sawiradooda ka daawado tvga iyo wargaysyada.

Dhaaqaatirrta oo haweenaydan baaritaan ku sameeyay ayaa ogaaday inay qabto xanuunka [Othello Syndrome] oo ah in aad aaminto in xaaskaaga ay ku qiyaanayso xitaa hadii ay daacad kuu tahay amaba ay run kuu sheegayso.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada