Daawo Rasaasta iyo xasuuqa Liibiya:- Iyo Marxuum Muamar Al Qadaafi oo loo darsaday & ragii dilay oo gacantooda isku ciqaabaya .

Daawo Rasaasta iyo xasuuqa Liibiya:- Iyo Marxuum Muamar Al Qadaafi oo loo darsaday & ragii dilay oo gacantooda isku ciqaabaya .

daajis.com:-Shacabka dalka liibiya ayaa quus ka taagaan maleeshiyaadka hubeeysan ee weli ka qaraabanaya xaafadaha magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya. Kooxahaan hubeeysan oo markii hore isla jiri jiray iminka waxeey isku noqdeen cadaw mar kasta raasaas is weedaarsada. 




Ciidamada Milatariga iyo kuwo Booliiska dalka Liibiya ayaa wax ka qaban la hubkii laga furtay ciidamadii Marxuum Mucamar Al Qadaafi oo intiisa badan gacanta u galay shacab maras ah balse hada Maleeshiyaad isku badalay. 

27-qof ayaa ku geeriyootay hal meel oo qur ah ka dib markii maleeshiyaad hubeeysan ay Rasaas ooda kaga qaadeen shacab aanan hubeeysneyn oo banaan baxayay. 

Wadamada Carabta oo intooda badan xukunka ka tuuray rag macangagiiin ah ayaa taas badalkeeda waxaa dhacday in amnigii iyo kala dambeyntii ay faraha ka baxdo .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada