Dal caan ah oo yaab dhigay ka dib markii uu Milatari ka dhigay soona aruursaday Mataanaha isla dhashay!!(Bal Daawo yaabkaan+Warbixin)

Dal caan ah oo yaab dhigay ka dib markii uu Milatari ka dhigay soona aruursaday Mataanaha isla dhashay!!(Bal Daawo yaabkaan+Warbixin)

daajis.com:-Mid ka mid ah dalalka ugu quwada weyn dhanka Milatariga Caalamka ayaa dad badan ka yaabsaday ka dib markii dalkaan uu bilaabay soona bandhigay qorista iyo ciidameeynta dhalinyaro walaalo ah laguna sheegay inay dhamaantood Mataano isku eg yihiin. 




Dalka Ruushka oo iminka laga bilaabay qorista dhalinyarada Mataanaha ah ayaa durbadiiba waxaa Askar Milatari noqday wiilal badan oo Mataano isla dhashay ah kuwaas oo si aad ah iskugu eg waliba dadka aanan aqoon ay isku qaldayaan. 

Ruushka ayaa kaartadaan cusub ku sheegay mid xeelad Milatari ah waliba Mataanaha inay yihiin Askar shaqsi ahaan Wadaniyiin ah oo inta badan dhoora sharciga iyo karaamada dalka . Bilihii ugu dambeeyay dalka Rushka waxaa si xooli ah uga socday qorista Mataanaha isla dhashay ee laga dhigayo ciidamada Milatariga iyo kuwa booliiska dalka Ruushka oo gudaha dalkaas looga yaqaan (Omon). 

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada