Daawo Sawirada: 31 Injineer Oo Qaladaad Layaab leh Sameeyay, Dadkaasi Yaa Siiyay Darajada Injineernimada????

Daawo Sawirada: 31 Injineer Oo Qaladaad Layaab leh Sameeyay, Dadkaasi Yaa Siiyay Darajada Injineernimada????

daajis.com:-Civil Engineering waa midka ugu weyn ee injineerka, injineerka waxaa uu sameeyaa dhismooyin kuwaas oo mararka qaar aad isleedahay waxaani suurtagal ma ahan, dhismahaas uu ka dhigo kuwa suurta gal ah.

Kaas oo sanado badan soo jirey, waxaan arakney wax yaabo aan caadi aheeyn oo mucjizo ah kuwaas oo soo jirey sanadahii hore injineeriyada.

Laakiin halkan kadaawo dhismooyin fara badan oo ah guuldarada ay sameeyeen injineeriyiinta, kaas ood aad layaabi doonda ama aad ku wareeri doonta.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com













Fadlan Share And Comment.....................................Thanks's 



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada