Daawo Sawirada:- Arag mucjiso rabbaani ah oo nuuceeda aan horey loo arag,,

Daawo Sawirada:- Arag mucjiso rabbaani ah oo nuuceeda aan horey loo arag,,

daajis.com:-Mucjisadani waa mid aad u qariib badan, horeyna aan nuuceeda loo arag, balse Rabbi swt abuurtistiisu waa badan tahay, wax walbaana xikmad iyo ku cibro qaadasho ayuu ugu talo galay.

Cunugan yar oo wajigiisa qeyb ka mid ah ay tin fara badani qarisay, qeybta kalena ay nadiif tahay sida bini aadimka caadiga ah ayaana maaro loo la’yahay, ayadoo isbitaal walba la geeyay, si walboo la yeelayna waa laga suulin waayay sumadaan mucjisada ah ee ilaahey u sameeyay.

Cunugan ayaa u dhashay dalka India, wuxuuna kasoo jeedaa qoys faqiir ah, taasoo arinkiisa sii adkeysay, maadaama aysan awood u laheyn in ay dhaqaatiir iyo cisbitaalo caalami ah cunugooda caafimaad uga raadiyaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada