Daawo Sawirada:- Amiin Caamir oo Sawiro cajiib ah ku cabiray awood ka yaabsatay Madaxweyne Cabdi Raxmaan Faroole!

Daawo Sawirada:- Amiin Caamir oo Sawiro cajiib ah ku cabiray awood ka yaabsatay Madaxweyne Cabdi Raxmaan Faroole!

daajis.com:-arshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Caamin Amiin ayaa sawiro cusub ku cabiray Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mr.Cabdi Raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo ay soo wajahday awood cusub oo kaga imaaneysa mid ka mid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxweeynenimo ee maamul goboleedka Puntland.

Musharaxaan cusub oo lagu magacaabo Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa waxaa la sheegay inuu qaban qaabo weyn ka wado gudaha maamul goboleedka Puntland wuxuuna soo jiitay inta badan Siyaasiin xiliyadii hore la safnaan jiray Madaxweeyne Cabdi Raxmaan Faroole .

Siyaasigaan oo doorashadii sanadkii 2009-kii u tanaasulay Madaxweeyne Cabdi Raxmaan Faroole ayaa iminka waxa uu noqday kan ugu cad cad ee loo saadaalinayo in uu ku guuleeysan doono xilka madaxtinimo ee maamul goboleedka Puntland
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada