Daawo Sawirada: layaab Gabadha adduunka ugu caateysan oo lala yaaban yahay

Daawo Sawirada: layaab Gabadha adduunka ugu caateysan oo lala yaaban yahay

daajis.com:-Lizzie Velasquez oo ah 24 sano jir ku nool gobolka Texas ayaa noqotay qofka ugu dhuuban "Caato" adduunka ee miisaankeedu noqday 26 Kg, waxayna maalintii wax cuntaa 20-kii daqiiqoba mar.

Gabadhani oo u ekaatay qalfoof ayaa waxay ku dhalatay cuduro iyadoo jirkeeda uu ka maqan yahay duxda koriinshaha sameyso, waxayna cunada badan ay cunto ay kasii qaataa qaleel.

Dhaqaatiirka ayaa arinta yaab leh ku sheegeen in maalintii ay wax cunto ugu yaraan 2o jeer ama 20-kii daqiiqaba mar wax cunto, laakiin haddana qalal iyo taag daro kasii qaadayso.

Dhaqtarka gabadhan wuxuu kaloo sheegay in cudurkani uu yahay mid la iska dhaxlo oo dadka intiisa badan aysan ku waarin nolol, laakiin gabadhani ay ku gaartay 24 sano jir, welina rajo ka qabto nolol wanaagsan.

Lizzie wey ku faraxsan tahay nolosha ay ku jirto, waxayna ka shaqeysaa meel tababarada laga bixiyo, waxayna qortay buug la yiraahdo Beutiful Be You oo dalka Mareykanka si weyn looga jeclaaday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada