Daawo Sawirada:- Magaalada Muqdisho oo maanta si rasmi ah 22-sano kadib looga hirgaliyay Samaafarayaal

Daawo Sawirada:- Magaalada Muqdisho oo maanta si rasmi ah 22-sano kadib looga hirgaliyay Samaafarayaal

daajis.com:-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho 22-sano kadib laga hirgaliyay samaafaayaal kuwaa oo lasuray wadooyin Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho.  

Dadweyne fara badan ayaa maanta la rakayay oo usoo daawasho tagayay goobaha lagu rakibay samaafarayaasha haga gaadiidka iyadoona dad badan arintaan ku tilmaameen mid hor mar ah ay ku tilaabsatay caasimada Muqdisho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com












Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada