--> Daawo Video:- Wiil Cadaan ah oo Calanka Soomaaliyeed Beebe & Baroon la dul saaran kuna soo qortay Funaana!!

--> Daawo Video:- Wiil Cadaan ah oo Calanka Soomaaliyeed Beebe & Baroon la dul saaran kuna soo qortay Funaana!!

daajis.com:-Kooxaha wadaniyiinta Soomaaleed ee ku faana saacad walba Calanka Soomaaliyeed ayaa waxa ay soo saareen muuqaal soo jiitay qof kasta oo dhiig leh kaas oo loogu magac daray ISRAAC . 


Muuqaalkaan cusub ayaa lagu faafiyay barta Internet-ka waxaana isku sii dir diray ama isku xawilay taageerayaasha Calanka Soomaaliyeed iyo kuwa wadaniyiinta ah (share Video) . 

Muuqaalka ISRAAC oo sharafta Calanka soomaaliyeed kor loogu qaaday waxaa dhoor meel uga jira dhalinyaro Cadaan ah oo Funaanad ama Maaliyad ku soo qortay " I love Somalia" oo macnaheedu yahay (waan Jeclahay Somalia), waxeeyna dhalinyaradaan qaarkood Calanka Soomaaliyeed ka dul babinayaan gaari Beebe ah oo dusha sare uu kaga rakiban yahay Qoriga loo yaqaan Baroonka.

Dad iyo dal kasta ee Dunida dacaladeeda ku nool waxa ay ku faanaan Calankooda Hooyo waxeeyna iska ilaaliyaan in uu sharaf dhac ku yimaado calankooda maadaama intooda badan ay og yihiin in Calankooda uu jiray iyaga oo aanan dhalan ama Dunida imaan. 

Erayada iyo kalmadaha soo jiidasha leh ee Muuqaalkaan uu xambaarsan yahay ayaa waxaanu ka xusi karaa sidatan : Qurxoonaa Calankeena midabkiisa Alla qurxoonaa. Qalbigaan ku hayaayoo waa Astaantii Qarankeena. Qoriga naga tuura, Qaata Qalinka , aan is qabano.Wacanaa oo Qiimo badanaa Alla Calankeena wacanaa. Qaboowga iyo Barafkaan Calankeena ka dugsadaa. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada