Daawo Sawirada:- Wiil yar oo qal qal ku abuuray ilaalada Baadariga ugu weyn Krishtaanka xili uu Khudbad jeedinayay

Daawo Sawirada:- Wiil yar oo qal qal ku abuuray ilaalada Baadariga ugu weyn Krishtaanka xili uu Khudbad jeedinayay

daajis.com:-Wiil yar oo da’diisa lagu qiyaasay ilaa 6-sano jir ayaa khal khal ku abuuray ilaalada gaarka ah ee Baadriga ugu sareeya Diinta Krishtaanka Pope Francis xili uu khudbad ka jeedinayay goob munaasanbad kasocotay .

Wiilka yar ayaa kamid ahaa qoysas kasoo qeyb galay Xuska Maalinta Qoyska ee diinta kirishtaanka waxa uuna layaab kubeeray ilaalada gaarka ah ee baadariga diinta Krishtanka.

Wiilkan ayaa diiday in laga ag kaxeeyo boobka xiliga uu khudbada jeedinayay waxa uuna sameenayay dhaq dhaqaaq u muuqday mid uu shactaro kawaday wiilkan.

Ilalada Pope Francis ayaa isku dayay in wiilkan kasoo kaxeeyay boobka agtiisa balse markii ay kusoo dhawaadaan ayaa wiilkan waxa uu ku dhagayay boobka taa oo fajiciso kunoqotay ilaalada iskana daayay wiilkasi in ay goobta ka kaxeeyaan isagoona Wiilkan gacanta qabsaday boobka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com







Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada