DAAWO: Van Damme oo sameeyay xayeysiin naftiisa halis galisay oo caalamka ka yaabay

DAAWO: Van Damme oo sameeyay xayeysiin naftiisa halis galisay oo caalamka ka yaabay


daajis.com:-Jilaagan Van Damme ayaa kaga yaabiyay iidhehdan dunida waxaana la aamini kari waayay ficilkan halista ah oo sameeyay oo waliba nafiisa halis galiyay , waxeyna meesha ka saartay doodii aheyd in Van Damme oo 53 jir ahi uu gaboobay, waxuuna tusay caalamka in uu haatanba kululyahay.

Jean-Claude Van Damme oo ah jilaa caan ku ah dhanka actionka ee Hollywood kana soo jeeda dalka Belgium ayaa xayeysiin aan macquul aheyn u sameeyay shirkadda Sweden laga leeyahay ee sameysa gawaaida ee Volvo , iyadoo uu Van Damme isku dayay arrin suurto gal la noqon weysay dadka taasoo aheyd in uu ku istaagay haadadka laba Gaari oo nooca xamuulka qaada ah oo soconayo iyagoo kala dhaqaaqay isla markaana uu Van Damme kala furtay lugaha sameeyayna qaabka uu caanka ku ahaa isagoo aan qaarkiisa kore nuuxsan.

Jilaagan Van Damme ayaa kaga yaabiyay iidhehdan dunida waxaana la aamini kari waayay ficilkan halista ah oo sameeyay oo waliba nafiisa halis galiyay , waxeyna meesha ka saartay doodii aheyd in Van Damme oo 53 jir ahi uu gaboobay, waxuuna tusay caalamka in uu haatanba kululyahay.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada