DAAWO VIDEO:- Calool Xumo Ah Aabe Soomaaliyeed oo Sixun Loogu Silcinayo Dalka Mareeykanka

DAAWO VIDEO:- Calool Xumo Ah Aabe Soomaaliyeed oo Sixun Loogu Silcinayo Dalka Mareeykanka

daajis.com:-Nin somaliyeed oo Taksiile ah ayaa waxaa uu galay qalad aan sidaas u weyneyn, kadib ayaa waxaa qabtay, Secuirity ama ilaalada gaarka ah ee wadooyinka.

Kadib si xun ayaa loo garaacay kadibna waala jeebeeyey. Waxaa meesha ka ak dhawaa dhalinyaro badan oo somaliyeed, buuq iyo sawaxan kadib ninkii askariga ahaa , cabsi ayaa gashay oo ah in la dacweeyo, isla markiiba go aan deg deg ah ayuu qaatay , ninkii ayuu jeebada ka furey. 

Tan waxay ku tuseysaa in hadii ay somali isku duub naato wax hor istaagi kara aysan jirin xitaa mareykan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada