Daawo Video:- Dhacdo Qosol badan, Wariye Kubada u salaxay Maryan Mursal Ciise iyadane si qosol badan ugu jawaabtay Sheeko Xiiso leh

Daawo Video:- Dhacdo Qosol badan, Wariye Kubada u salaxay Maryan Mursal Ciise iyadane si qosol badan ugu jawaabtay Sheeko Xiiso leh

daajis.com:-Maryan Mursal Ciise Waa Fanaanad Soomaaliyeed oo si weyn loo wada yaqaano waxayna Wareysi ay siisay Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed xaruntiisa magaalada London loo sii dhigay Barta Youtube-ka iyadoo ka sheekaynaysa Sheeko Qosol badan oo dhinacyo badan taabanaysa.

Wariyaha Waraysanaya ayaa Fanaanada u salaxaya kubada si ay u dhamaystirto inta kale balse Maryan Mursal Ciise ayaa sida ay u diidayso markii danbe ogolaatay.


Maryan Mursal Faarax ayaa ka sheekaynaysa Sheeko Qosol badan oo dhex martay laba qoys oo Soomaaliyeed kuwaasi oo isla deganayaa wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London iyadoo sheekada ay tahay mid aad u xiiso badan oo qosolka kaa dhameynaya.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada