Dhageyso:- Aqoonyahano ka soo jeedo Sh/Hoose oo u Jawaabay Sheekh Yuusuf Indha Cadde!

Dhageyso:- Aqoonyahano ka soo jeedo Sh/Hoose oo u Jawaabay Sheekh Yuusuf Indha Cadde!

daajis.com:-jeeda Gobolka Shabelada Hoose ayaa si aad ah ugu soo horjeestay hadal uu dhowaan saxaafada siiyay Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad [Generaal Indha Cadde] oo haatan ka mid ah Saraakiisha Ciidank Xooga Dalka Soomaaliya.

Yuusuf Indha Cadde ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalada ka socda Gobolka Sh. Hoose ay u dhaxeeyeen Ciidamad a Xooga dalka Soomaaliya iyo sida uu sheegay kooxo ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Gudoomiyhii hore ee Degmada Qoryooley Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Shaam Qoryoley iyo Gudoomyiaha Jaaliyada Shabeelada Hoose ee Qaarada Yurub Cumar Cali Axmed  oo la soo xiriiray Warbaahinta Saadaalmedia, ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu xun yihiin hadaladii marin habaabsa ahaa ee uu Saxaafada ka jeediyay Gudoomiyhii hore ee Gobolka Sh. Hoose Yuusuf Indha Cadde.

Waxeyna Labadaas Aqoonyahan ee la soo xiriiray Warbaahinta Saadalmedia sheegeen in dagaalada ka soconaya gobolka Sh/Hoose uu u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Kooxa soo duulay [Waa sida ay iyagu hadalka u dhigeen.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada