Daawo Video:- Gabar S/African ah oo si yaab leh kaga hadashay Farqiga u dhaxeeya Jaceylka Somalida iyo kan S/ African-ka

Daawo Video:- Gabar S/African ah oo si yaab leh kaga hadashay Farqiga u dhaxeeya Jaceylka Somalida iyo kan S/ African-ka

daajis.com:-Waxaa Aduunyada lagu arkayaa wax walba oo kaa yaabinaya waxaana maanta idin soo bandhigeynaa Muuqaal Taariikhi ah kaasi oo mid ka mid ah Wariyasha Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/laahi Qorshe uu soo bandhigay Gabar u dhalatay South Africa oo Afsoomaaliga kaa badisa.

Gabadhani oo dhalashadeeda tahay South African ayaa Afka Soomaaliga si weyn u taqaana taasi oo caawisa caruur iyo jaaliyada Soomaaliyeed Bal wax yar nala daawo sida ay Afsoomaaliga isku saar saarayso si degan.

Soomaalida ayay si weyn u caawisaa marka ay timaado dhanka luqadaha oo loogu hadlo South Africa iyadoo gabadhani ay si weyn u garanayso Afkeena aan ku hadalno iyadoo sidoo kale ay qorto Cajiib Badanaa.

Waxa Sidoo kale ay gabadhani ay sheegtay in Jaceylka Soomaaliya iyo kan South Africa ay kala wanaaagsan yihiin oo farqi weyn u dhaxeeyo Daawo qeybta ay kaga hadleyso arimaha Jaceylka.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada