DAAWO VIDEO LAYAAB LEH:- Wuxuu damcay inuu Video qosol leh iska duubo, balse wuxuu duubay muuqaalkii geeridiisa cadeyn lahaa

DAAWO VIDEO LAYAAB LEH:- Wuxuu damcay inuu Video qosol leh iska duubo, balse wuxuu duubay muuqaalkii geeridiisa cadeyn lahaa

daajis.com:-Wiil la sheegay inuu u dhashay dalka Sucuudiga ayaa si weyn loo hadal hayaa kadib markii barta Youtube-ka lasoo geliyay muuqaal daliil u ah daqiiqadii noloshiisa ugu danbeysay.

Wiilkan oo si xowli ah gaari u kaxeynayay, isla markaana ku socday wadada orodka ee High-Way, ayaa waxa uu go’aansaday inuu iska duubo Video baashaal ah, waxa uuna gaariga ku kaxeeyay xiwaaro aad uga sareeya midki loogu talo galay.

Si kastaba nin mowtu wado marna kama daahee, muuqaalkan ayaa noqday kii ugu danbeeyay ee noloshiisa, maadaama uu galay shil aad u xun oo sabab u ahaa xiwaaraha uu ku socday.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada