Layaabka:- Tuug mobile xaday oo sameeyey Arin aad u yaab badan (aqriso)

Layaabka:- Tuug mobile xaday oo sameeyey Arin aad u yaab badan (aqriso)

daajis.com:-Nin telefoonka gacanta xaday ayaa qofkii lahaa u soo diray warqad ay ku qoran yihiin nambarradii ku xaraysnaa telefoonkaas.

Warbaahinta dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ninkaas uu soo celiyay Kaarkii ku jiray telefoonka iyo 11 warqadood oo ay ku qoran yihiin magacyada iyo nambararrda ku xaraysnaa telefoonka.
Ninka telefoonka laga xaday ayaa sheegay in tallabada tuuggan ay ka yaabisay sidoo kale Bogagga bulshada ee Shiinahana ayaa si weyn looga hadlayaa arrintan ,Dadka qaarkood waxay tuuggan ku tilmaameen in uu yahay nin daacad ah.
Nooca telefoonka la xaday aya ah Iphone-ka, oo ka mid ah mobayllada ugu qaalsan dunida.
Majeclaatey  ? La wadaag Saxibadaa:
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada