Daawo Video:- Mid ka mid ah Caasimadaha ugu caansan dalalka Yurub oo Qashin qub & wasaq noqotay , waa maxay sababta

Daawo Video:- Mid ka mid ah Caasimadaha ugu caansan dalalka Yurub oo Qashin qub & wasaq noqotay , waa maxay sababta

daajis.com:-Mid ka mid ah Caasimadaha ugu faca weeyn uguna caansan Qaarada Yurub ayaa wadooyinkeeda waxa ay noqdeen qashin qub iyo meel ay fadeexeeyaan warbaahinta Caalamka taas oo maalmihii ugu dambeeyay aad loo hadal hayay. 


Magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain ayaa wadooyinka ugu caansan waxaa dhooban Qashin aad u fara badan iyo alaabaha dadka ay iska soo tuuraan . Inta badan shaqaalihii ka shaqeeyn jiray qashinka magaalada Madrid ayaa shaqo joojin iyo gadood sameeyay ka dib markii loo kordhin waayay muushaaraadka. 

Bilicda caasimada Madrid oo qashin qub isku badashay ayaa waxaa lagu wadaa in Qashinka dariiqyada yaal uu sii xoogeeysto maalmaha soo socda hadii aysan dowlada Spain mushaaraadka u kordhin dad la sheegay inay ka shaqeen jireen nadaafada caasimada Madrid mudo ka badan 30 sanadood. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada