Jennifer Lopez:- Weligey ma isku sameynin plastic surgery

Jennifer Lopez:- Weligey ma isku sameynin plastic surgery

daajis.com:-Fanaanada Jennifer Lopez ayaa ku adkeysatay ineysan weligeed isku sameyn qaliinka wejiga lagu qurxiyo.


Fanaanada 44 jirka ah ayaa ka hortimid hadalka qabiir British ah oo sameeya qaliinka leysku qurxiyo Dr Ayham Al-Ayoubi ayaa soo jeediyey in wejiga Jennifer uu muujiyey calaamado badan oo cadeynayo shaqooyin wejiga laga qabtay.

Sawirada hore iyo kuwa dambe ee Jennifer Lopez waxey muujinaayaan calaamado badan oo plastic surgery ah,qurux dabiici ah,laakin hada waxey u egtahay mid aad u qurxan ayuu ku qoray Twitterka Ayham.

Waxaaney ugu soo jawaabtay Dr Ayhoubi waan ka xumahay mudane,laakin aniga weligey ma isku sameynin qaliinka quruxda ama wax nuucaas ah.laakin Dhaqtarka ayaa bixiyey raaligelin la xiriirta inuusan asaga soo qorin qoraalkaas,islamarkaana uu si qaldan usoo qoray mid kamid ah kalkaaliyeyaashiisa
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada