Ma Taqaan Xilliga Uu Ugu Macaan Badan Yahay Jaceylka?

Ma Taqaan Xilliga Uu Ugu Macaan Badan Yahay Jaceylka?

daajis.com:-Wax la filiyay ma ah in waqtiga ugu fiican ee ku raaxeysiga Jaceylka ayaa la ogaaday in ay tahay 7-aroornimo.

Baaritaano la sameeyay ayaa lagu sheegay in Hormone-ka Jaceylka ee ku jira dhiigga uu sara u kaco iyadoo ay la socoto habab kala duwan oo naxaris iyo dareemo wanaagsan labada lamaane saacada marka ay tahay 7-aroornimo.

Warbixintu waxa ay intaas ku dareeysa in xiliga 11-aroornimo iyana ay aad ugu wanaagsan tahay wax isu soo jeedinta labada lamaane.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada