3 DESEMBER WAALIN MURUGO LEH" DAAWO SAWIRADA"

3 DESEMBER WAALIN MURUGO LEH" DAAWO SAWIRADA"

daajis.com:-Maanta oo ah 3 bisha december waxay ku beegan tahay sanad guurada 5aad ee ka soo wareegtay dhacdadii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Shamow oo lagu qabanayay xaflad caaqibo badan oo ay dhiganayeen arday ka qalin jabiyay kuliyado ka tirsan Jamaacadda Banaadir ee gobolka Banaadir.









_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada