Andre Villas Boss Oo Dib Isaga Weeraray Saxaafada Ingiriiska

Andre Villas Boss Oo Dib Isaga Weeraray Saxaafada Ingiriiska

daajis.com:-Tababaraha kooxda Tottenham Andre Villas Boss ayaa weeraray saxaafada ingiriiska shir jaraa,id oo uu qabtay kadib kulankii ay 2-2 lagaleen kooxda Man United horyaalka ingiriiska.

Villas Boss ayaa weerar kala kulamay axaafada kadib markii ay kooxda Man City ku dhufatay 6-0 isbuucii hore, isagoona markiisa afka kaweeraray saxaafada kulankii United.
Boss ayaa usheegay shabakada Give Me Sport” saxaafadu sharaf tayda ay meel uga dhaceen iyo tariikh dayda tababare nimo, waxayna iimu jiyeen ixtiraam daro kadib guul daradii Man City mana yaqaanaan sida runta loo sheego. ayuu kusoo kooba hadal kiisa tababarahaan ree Portugal.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada