Beyonce:- Qofta ugu badan ee Magaceeda laga baaray Internetka 2013.

Beyonce:- Qofta ugu badan ee Magaceeda laga baaray Internetka 2013.

daajis.com:-Fanaanada reer Mareykan Beyonce ayaa noqotay qofta ugu badan ee magaceeda laga baaro Internetka sanadkaan 2013, eyadoo kaga adkaatay xiddigta caanka ah ee Kim Kardashian.

Kim oo sanadki hore 2012-ka heshay abaal marintaan, ayaa sanadkaan difaaca weyday, waxaana booska hore lagu qoray Beyonce, halka Kim Booska labaad gashay. 


Xiddigo caan ah ayaa shanta boos ee ugu sareeya ka galay qiimeyntaan, waxaana kamida Madonna, Justin Bieber, sidoo kale waxaa kamida dadka magacooda sida aadkaa looga baadi boogay Internetka madaxweyne Obama, waxaa magaceeda laga waayay liiska Mily Cyrus oo sanadkaan muuqaalo layaab leh sameysay.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada