Daawo sawirada:- Paris Hilton oo ku baashaaleysa Geela Dubai.

Daawo sawirada:- Paris Hilton oo ku baashaaleysa Geela Dubai.

daajis.com:-Xiddigta maal qabeenka ah ee u dhalatay Mareykanka Paris Hilton, ayaa ku damaashaadeysa xiligaan magaalada Dubai ee isu tagga Imaaraadka carabta, eyadoo muqaalo qurux badan laga soo qaaday.

Paris ayaa booqatay Magaalada Dubai, eyadoo kadibna soo martay goobaha ugu quruxda badan magaalada, sidoo kale waxaa lasoo sawiray eyadoo saaran geel.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada