Daawo:- Dalmar Yare iyo Mohamed Alta oo si cajiiba hees iskula Talantaliyay

Daawo:- Dalmar Yare iyo Mohamed Alta oo si cajiiba hees iskula Talantaliyay

daajis.com:-Fanaanka Dalmar Yare  iyo  Mohamed Alta ayaa soo wada qaaday hees muuqal ah oo lagu magacaabo  Bosniya ,waxaana heesaanhooray u qaday Fanaanka C/qadir Buunis.


Labadaan Fanaan ayaa ah hadda labo fanaan oo is fahmay xaga fanka waxaana ka arkaysaa qaab macaan ay u wads qadeen heestaan. 

Mohamad Alta oo ah fanaaan   fanka ku cusub balsa waxuu leeyahay cod macaan  oo rabi heybad u siiyay, sidoo kale waxaan ka dhicin Fanaanka la holing Layahay Dalmar Yare  oo isna la keenay qaabka heesta iyo hab faneedka Alta .

Muuqaalka heestaan waxaa soo saray Directorka Liibaan Yare oo ah shaqsi wax badan ka badalay wayahaan danbe muuqaalada fanka Soomaliyeed ,gaar ahaan kuwa Nort America.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada