Daawo:- Axmed Rasta oo laga xaday heestii uu qaday Xaskiisa Yasmiin

Daawo:- Axmed Rasta oo laga xaday heestii uu qaday Xaskiisa Yasmiin

daajis.com:-Tan iyo markii meesha ka baxday Xukuumadii dhexe Soomaaliya waxaa isa soo tarayaya waxyaabaha la yaabka ah ee ku soo batay indhaha Umadda Soomaaliyeed sida in loolan loo galo kursiga ama IWM.

Hayeeshee iyada oo taa taagan tahay ayaa waxaa dilaacay Koox loogu magac daray Burcad Faneed sida ay qabaan Fanaaniin badan waxaana arintaa keentay in Fanaaniin badan ka walaacaan in albunadooda la xado.

Aduunka maalinba maalinta ka danbaysa waxaa ku soo kordhaya Tachnolagiya cusub waxaana dadku yahiin kuwa sii ilbaxaya hayeeshee arinta ayaa keentay in Heesa badan oo faananin si gooniya u leeyahay laga fara maroojiyo.

Fanaanka Axmed Rasta oo ka mid ah fanaaniinta Waqooyiga America waxaa laga xaday Heesta Yaasmiin oo dareen gooniya ku leh maadaama Heestaa u qaaday Xaaskiisa Yaasmiin oo waliba la jilaysa xiliga uu qaadayo.

Heestaa waxaa xaday oo mar kale soo duubay Fanaanka Cabdullahi Onkad oo ka mid ah fanaaniinta ku dhaqan dalka Kenya hayeeshee heestaa oo la soo galiyay Yutyubka ayaan la ogayn in ay ka caraysiisay Axmed Rasto iyo in kale.

Ma ahan markii ugu horasay ee la boobo Hees uu leeyahay Fanaan kale taa oo sharci ahaan mamnuucaysa laakiin Fanaaniinta Soomaalida ayaa lala meel dhigi karaa madaxda Soomaaliyeed oo ah kuwa Kursi jacayl.




source:filmsheeg
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada