Daawo:- Ninka Dunida ugu xooga badan oo Iskoor cusub jabiyay ka dibna jiiday 12-Gaari oo si xiriir ah la iskugu xiray" yuu u dhashay+Warbixin"

Daawo:- Ninka Dunida ugu xooga badan oo Iskoor cusub jabiyay ka dibna jiiday 12-Gaari oo si xiriir ah la iskugu xiray" yuu u dhashay+Warbixin"

daajis.com:-Zydrunas Savickas oo u dhashay dalka Lithuania ayaa waxaa loo caleemo saaray ninka Dunida ugu xooga badan ka dib markii ninkaan uu jabiyay Iskoor caalami ah kaas oo mar quraa jiiday 12-Gaari oo si xiriir ah la iskugu soo daba xiray. 



Zydrunas Savickas oo 38 jir ah ayaa waxaa la siiyay bilada amaalmarinta shaqsiga Dunida ugu xooga badan. Ninkaan ayaa gawaarida uu jiiday miisaankooda waxaa lagu sheegay isku dar 12,941 kiilogram wuxuuna jiidayay gawaaridaas 5 mitir mudo 32,9 ilbiriqsi ah. 

Tartankaan oo mudo labo bilood ka badan soo socday inta badan Ragii qaadi jiray biladaan ayaa sanadkaan kii ugu xooga badnaa waxa uu ku haray ama jiiday ilaa 8-gaari balse Zydrunas Savickas ayaa 12-gaari geeyay meeshii loogu tala galay. 




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada