Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Naftiisa Ku Kalsoon Bulshadana aay Ku Kalsoon Tahay?!!

Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Naftiisa Ku Kalsoon Bulshadana aay Ku Kalsoon Tahay?!!

daajis.com:-Wax kasta oo ku jira qofka maskaxdiisa haduu go,ansado rumeeyana ,wuu gaari kara - Sida dad badan oo ku nool aduunkan laga arkay ayaa waxay dad badan amineen inayna waxba qaban karin yagoo marka naftooda yareesanaya ama cabsoonaya. Hadaba markay qimeyeen culimi ku takhsasuustay cilmi nafsiga aya waxa la ogaday in qof walba aduunkan ku nool uu leyahay fariin gar ah oo uu dadka kale kaga duwanyahay qof walbana haduuna aminin naftiisa kuna kalsonan si u gaarsiyo fariinta garka u ah dadka kale waxay ku sababi karta qofkas inusan helin farxad iyo nolol quruxbadan .
Sideed naftada ugu kalsonan karta ?
Iska saar qaybta xumanta.
sababta ay kalasonidada u yartahay wa inad mar walba ka fikirtid dadka kale hadalkooda ama waxay ka aminsanyihiin , runtu waxay tahay ha dhagaysan dadka kale waxay ka shegayaan naftada adigu noqo qofka naftiisa cadeen kara ama wax kasheegi karo , wa inad ka tagta hadal walboo lagugu sheego ood u shegta naftada inad kali u tahay xirfadad hayso dadka kalena kaga duwantahay.
Ilaw waxii ku soo dhafay
inbadan ayay dad ku lumiyaan kalsonidooda yago ka fikiray khalad ay mar hore soo sameyeen ama guuldaro hore usoo martay , hadab wixi ku so dhafay way dhamadeen mardanbena ma soo noqonayaan hadii ad tirahdid waxan ku nolanaya nolol isoo dhaftay runti waxad noqonaysa qof adunka ka danbeyo marnaba kalsoni ma helaysid, ilaw wixii ku soo dhafay kuna qor buug kabacdi buug isku laab oo fur buuga mustaqbalka .
Tababar, Diyaari Naftada
hadad mar walba isku diyaariso dadka kale sidad iska taxadin lahayd waxa isla markas kor u qadmaya intad kalsoni naftada ku qabtid sido kale wa inad hormarisaa naftada oo tababar siisa si ay waxbadan oga ogaato waxa ad rabto inad dadka garsiiso .
Jecelow , Ixtiraam , Rumey Naftada
wa inad naftada jecelata adigoon u egayn waxay dadka kale ku shegayaan kaliya wa inad aminta in ay naftadu waxkaste qaban karto sido kale ixtiraam wa inad adu isku muujisa waxana xaqiiqdu tahay hadii adigu jecelatid naftada ixtiraamtidna sido kale dadkun way ku jecelanayan wayna ku ixtiraamayaan marka noqo qofka ugu horeya ee jecelanayo naftiisa.

isku day mar walba inad dhoola cadeyso
Mar walba ku difiica hadalkaga dholacadayn waxay inbadan ka nixinaysa qof walba rabay inu naftada hoos u dhigo, isku day jawabahad dadka sinayso inay noqdaan kuwo fudud oo gaban dhola cadeyna ku jirto. hana ka fikirin inbadan wax qof u ku dhahay oo xun kaliya arag oo dhaf.
Kaliye qofka sifiican u akhriya qodobadan kor ku shegnay micnahana si dhaba u fahmo kuna tababaro naftisa inu sameyo wuxuu runtii noqon karaa qof isku kalsoon , hadaba waa wakhtigad badali lahayd naftada noqon lahaydna qof loobahan yahay ha noqon qof u bahan dadka .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada