Daawo Sawir Cajiib ah:- oo laga sameeyay Qorshaha Ururka Dam Jadiid ay kadamacsan yihiin Soomaaliya

Daawo Sawir Cajiib ah:- oo laga sameeyay Qorshaha Ururka Dam Jadiid ay kadamacsan yihiin Soomaaliya

daajis.com:-Kaartooniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir uu ku cabirayo Siyaasada Ururka Dam Jadiid oo la aamin san yahay in saameyn badan ku leeyihiin Siyaasada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Ururkaan ayaan wali cadeyn Qorshihiisa Siyaasadeed waxaana la rumeesan yahay in maamulka Dalka ay hada iyagu majaraha u hayaan ayna ka ilaaliyaan Dowlada Soomaaliya in uu kamid noqdo qof aan iyagana ka tirsanneyn ama afkaartooda aan qaadan karin.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada