Daawo Sawir:- Kim Kardashian oo muuqaal cusub lasoo baxday.

Daawo Sawir:- Kim Kardashian oo muuqaal cusub lasoo baxday.

daajis.com:-Xiddigta reer Mareykan ee Kim Kardashian, ayaa jirkeeda banaanka soo dhigtay, tan iyo wixii ka dambeeyay marki ay dhashay North West, eyadoo kasoo muuqatay bogga hore ee majalada "Us Weekly".

In mudaa ayay qarineysay jirkeeda Kim, si aan loo arag saameynta uurku ku yeeshay, laakiin ugu dambeyn si kalsooni leh ayay banaanka usoo dhigtay, eyadoo weliba sheegtay in quruxda jirkeedu soo noqday.

Kim ayaa ku soo muuqatay kaliya Rajabeeto iyo kastuumo yar, eyadoo sida ay ka dhawaajisay iska riday miisaan badan, sidoo kale waxa ay sheegtay ineysan jirkeeda ku sameeyn wax qaliin ah.

Miss Kardashian waxa ay tiri' waxaaan dareemayaa faan, maxaa yeelay waan ku guuleystay dadaalkeygi, waxaan nafsadeydu i tusiday inaan wax kasto oo guula gaari karo.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada