Daawo Video:- Uu Kolo Toure Jamaahiirta Liverpool Ku Hogaaminayo Inay Ku Heesaan Magaciisa.

Daawo Video:- Uu Kolo Toure Jamaahiirta Liverpool Ku Hogaaminayo Inay Ku Heesaan Magaciisa.

daajis.com:-Kolo Toure ayaa u si aan caadi aheyn ugu dabaaldegay heshiis cusub oo kabo uu saxiixay isagoo ku hogaamiyay xeyn taageerayaasha Liverpool ah inay ku heesaan magaciisa.

32 jirkaan ayaa u muuqdaa inuu ku riyaaqayo waqtigiisa isagoo bilaabay inuu ku heeso magaciisa Kolo Toure.
Ka dib halkaas ayay wax walba ka bilaabanayaan iyadoo qol ay ka buuxaan taageeraal Liverpool ah ay soo dhexgaleyso arinta kuwaasoo ku hadaaqaya magaca Kolo Toure iyagoo isticmaala laxanka heeska No Limit ee la qaaday 1993.
Waxaana halkaan hoose ka daawan kartaa muuqaalkaan xayaysiinta ah ee shirkada Worrior.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada