Daawo Sawirada:- 10 Musharax oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland ayaa Garowe ka soo saarey go’aamo

Daawo Sawirada:- 10 Musharax oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland ayaa Garowe ka soo saarey go’aamo

daajis.com:-10 Musharax oo ka mid ah musharixiinta u taagan tartanka madaxweynaha Puntland 2014 ayaa maanta shir isugu yimid magaalada Garowe gaar ahaan xarunta PDRC, Shirkoodi ayey ka soosaareen go’aano afar qodob ka kooban. Ugu horeyn ay soo dhaweeyeen in Madaxweynaha Puntland uu aqbalay in wada hadal ay isugu yimaadaan, waxay sidoo kale codsadeen in Madaxweynuhu joojiyo shaqada guddiga xalinta khilaafaadka, waxay codsadeen in la sameeyo Isimmo marjac ama meel dib loogu noqdo wixii la xalin waayo la sameeyo, ugu danbeyntii ayey ku baaqeen in shirku qabsoomo ugu danbeyn maalinta Isniinta ah ee 16/12/2013. Go’aamada ka soo baxay shirka tobanka musharax ee Garowe ku sugan hoos ka akhri.







_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada