Daawo Sawirada:- Meydka Mandela Oo La Geeyay Xarunta Union Buildings Iyo Kumanaan Ciidan Ah Oo Wadooyinka La Dhigay.

Daawo Sawirada:- Meydka Mandela Oo La Geeyay Xarunta Union Buildings Iyo Kumanaan Ciidan Ah Oo Wadooyinka La Dhigay.

daajis.com:-Meydka Madaxweynahii Hore Ee K/Afrika Nelson Mandela Ayaa Saakay La Geeyay Xarunta Madaxtooyada Dalka Ee Union Buildings Magalada Pretoria Halkaasi Oo Sadax maalin uu yaalayo.

Kumanaan Dadweyna Ah Ayaa Safnaa Hareeraha Wadooyinka Si Ay U Daawadaan Meydka Mandela Oo Gaari Yar Lagu Siday Xili Laga So Qaaday Hospital Military.

Boqolaal Saraakiil Iyo Police Ayaa La Dhigay Hareeraha Wadooyinka Mara Xarunta Union Buildings Waxaana Hawada Caasimada Gaaf Wareegayay Diyaaradaha Nooca Qumaatiga U Kaca Ee Hilecopters-ka Ah Oo Milatariga Ay Isticmalaan.


Meydka Nelson Mandela Ayaa Yaalaya Xarunta Union Buildings Ilaa Sadax Maalin Oo Dadweynaha Ay Ku Booqan Doonaan Waxana Subax Waliba Meydkiisa Lagu Wareejin Doona Wadooyinka Caasimada Si Dadka Ay U Macsalameeyaan.


Ka Hor Inta Aan Shacabka Lo Ogaalaanin Boqooshada Meydka Mandela Ayaa Madaxweyne Jacob Zuma Iyo Xubno Sar Sare Oo Martida Booqoan Doonaan .


Ugu Danbeeyntii Nelson Mandela Ayaa La Aasi Doona 15 Bishan Oo Ku Beegan Malinta Axada Ah Waxaana Lagu Aasi Doona Degaanka Qunu Ee Bariga Gobollka Eastern Cape .






_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada