Daawo Sawirada:- Xaaska Madaxweyne Obama oo ka carootay kadib Sheeko iyo Sawir uu Obama la galay Haweeneyda Ra'izul..

Daawo Sawirada:- Xaaska Madaxweyne Obama oo ka carootay kadib Sheeko iyo Sawir uu Obama la galay Haweeneyda Ra'izul..

daajis.com:-Xaaska Madaxweynaha Dalka Mareykanka Michelle Obama ayaa kaamiradu qabatay iyada oo careesan kadib markii ay dhibsatay kaftan iyo sheeko Macaan oo xiligaasi dhax marayay Seygeeda Brack Obama iyo Haweeneyda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalka Denmark Helle Thorning-Schmidt.

Obama iyo Helle Thorning-Schmidt ayaa la arkayay iyaga oo qoslaya sheeko macaana isugu baxeyso sidoo kale sawir kuwada galaya Moobeel xili ay ka qeyb galayeen Munaasabad lagu xusayay Hogaamiyihii Dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo maalintii shalay ka dhacday Garoonka FNB ee Magaalada Joganesburg.

Michelle Obama oo la dhicin kaftanka iyo Sheekada Macaan ee Ninkeeda la wadaagayay Haweeneyda Raizul Wasaaraha ka ah Dalka Denmark ayaa durba wajigeeda isbadalay waxaana laga dareemayay caro xoogan ay ka qaaday waxa geeskeeda kasocday Xiligaasi , waxaana la sawiray iyada oo waji caro ka muuqata ku eegeesa ninkeeda.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada