Daawo Sawirada:-Tareemada Dunida ugu halista badan dalka ay ka shaqeeyaan & Shacab is nacay?!!

Daawo Sawirada:-Tareemada Dunida ugu halista badan dalka ay ka shaqeeyaan & Shacab is nacay?!!

daajis.com:-Tariimada Dunida ugu halista badan ayaa waxaa la shaaciyay inay ka shaqeeyaan gudaha gobolo ku yaala dalka India kuwaas oo maalin kasta galafta nolasha dad aad u badan oo aan ka taxdarin halista ay nafsadooda galinayaan.

Tareemadaan oo si saaid ah u buux dhaafa xili kasta waxaa mararka qaar inta uu socda wadada uga soo dhaca dad awalba ogaa inay nolashooda halis ku jirto waliba dhimasha ama dhaawac qarka u saaran yihiin. Dadkaan oo qaarkood ah kuwa ka shaqeeya gobolo fog fog waxeey marar badan sheegeen in ay ka cabsi qabaan in shaqooyinkooda laga soo ceeyriyo hadii ay gaadiidka Basas-ka raacaan balse ay ka jecel yihiin inay boos ka helaan Tareemada goboladaas ka shaqeeya oo aad u yar.

Dowlada dalka India ayaa dhoor jeer lagu eedeeyay in caanshuuraha shacabka dalkaas laga qaado aanan waxba looga qaban dhanka Tariimada iwm balse Dowlada India ayaa isku difaacdo mar walba in Shacabkeedu yihiin kuwo faraha ka batay oo si aad ah u tarmay. 




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada