Daawo Video:- Fananad Da'yar oo fanka ka fariisatay kuna tilmantay shaqo Shaydaan.

Daawo Video:- Fananad Da'yar oo fanka ka fariisatay kuna tilmantay shaqo Shaydaan.

daajis.com:-Fananada caanka ah Fannaanada Zahuur oo muda ka yar 1 sanoo kujirtay fanka aya ka baxday markii cacadis xoogan kala kulnaty walidked iyo waliba qaarbo dhow dade yihiin waxaa ee waji badal all walalo mahan wax fiican fanka

wiil la dhashay sahruuja aya sidoo kale sheegay in lagy marin habaiyay walshiis fanka ayna ka danbeyen sidoo yire stuio karama hada way ka baxday fanka ka sahruuja ay aheed fanana lagu yaqiinay dhaqmo xun ,

Isbadalka Fanka ayaa ah mid Salka Ku Haayo Dhaqanka Soomaaliya ee soo jireenka waqtiyadii ugu dambeyay waxaa soo ifbaxay isbadal weyn oo ku imaaday Fanka soomaaliya  taas oo lagu sababeeyay fankii oo laga soo minguuriyay fanka Reer galbeedka.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada