DAAWO VIDEO: MUUQAAL FARXAD GELINAYA SOOMAALIDA HORMARKA AADKA U JECEL CARUUR SOOMAALIYEED OO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJ CAJIIB AH

DAAWO VIDEO: MUUQAAL FARXAD GELINAYA SOOMAALIDA HORMARKA AADKA U JECEL CARUUR SOOMAALIYEED OO SOO BANDHIGAY BARNAAMIJ CAJIIB AH

daajis.com:-Waa Barnaamij aad u xiiso badan oo ay soo diyaaariyeen ayna soo bandhigayaan Caruur Soomaaliyeed oo baranaya Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nabaiga CSW ayaa qofkii daawada aanan shaki ku jirin in uuJiriiricoon doono ama ugu yaraan uu aad ula dhici doono hadii aad daawato qeyb ka mid ah barnaamijkani xiisaha badan.

Haddaba Caruurtani ayaa waxa ay tusaale u yihiin Caruurta kale ee Soomaaliyeed iyo sida ay u dadaalayaan marka loo eego barashada diinta islaamka iyo maadooyinka kale.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada