Sheekh ka mid ah Boqortooyada Abu Dhabi oo ajuuro ahaan uga tegay $70,000 hal habeen hotel ku yaala Europe.

Sheekh ka mid ah Boqortooyada Abu Dhabi oo ajuuro ahaan uga tegay $70,000 hal habeen hotel ku yaala Europe.

daajis.com:-Mid ka mid ah qoyska boqortooyada Abu Dhabi ayaa ajuuro ahaan uga tegay shaqaalaha hotel Montenegro $70,000,sida ay sheegeen warbaahinta reer Europe.
Warfidiyeenada ayaa sheegay in boqorkaasi uu u bixiyey bashshiish dhan €50,000 ($68,389) shaqaalaha Villa Gorica oo ku yaala deegaanka magaalada Podgorica,caasimada ugu weyn magaalada Montenegro.
 

Sheekha ka mid ah boqortooyada UAE ayaa joogay hal habeen oo keliya hotelka,
wuxuuna lacagtaas u qeybiyey dhamaan shaqaalaha laga bilaabo adeeg yashaasha,cunokariyeyaasha ilaa qolada ilaalada Hotelka qaabishan. Shaqaalaha Hotelkaasi ayaa horey ugu shaqeyn jiray bishii €500.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada