Daawo Video:- Gabar U Dhalatay Dalka Afganistaan Oo Ku Luuqeyneysa Hees Uu Qaaday Fanaanka Mursal Muuse.

Daawo Video:- Gabar U Dhalatay Dalka Afganistaan Oo Ku Luuqeyneysa Hees Uu Qaaday Fanaanka Mursal Muuse.

daajis.com:-Inta badan qurbaha waqtiyadan danbe waxa kusii kordhaya raga iyo dumarka ajaanibta ah ee qaadaya heesaha afka soomaaliga ah oo ay ku luuqeeyaan fanaaninta soomaaliya.

Hadaba muuqaalka aan idiin hayno ayaa waxa uu ku saabsanyahay gabar u dhalatay dalka afgaanistaan oo qaadeysa mid kamid ah heesaha uu qaado fanaanka da,da yar ee mursal muuse ee daawasho wacan.

RIIX HALKAN EE KA DAAWO MUUQAALKA


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada