Daawo Video:- Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir oo canbaareyn iyo eedeyn culus u soo jeediyey websiteyada!!

Daawo Video:- Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir oo canbaareyn iyo eedeyn culus u soo jeediyey websiteyada!!

daajis.com:-Gudoomaiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxaa la sheegay inuu canbaareyn iyo eedeyn culus u soo jeediyey websiteyada Soomaalida ee soo bandhigay sawiradii naxdin lahaa ee muujinaayey meydka iyo sida loo dilay dhaqaatiirtii u dhalatey dalka Suuriya asagoona ku tilmaamay inay websitayadaas ay la dambi yihiin dadkii geystay falkaas lagu dilay dhaqaatiirtaas.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada