DAAWO:- Video qosol badan , dabeyl dadka qaadeysa dalka Norway oo jidka laga mari waayay

DAAWO:- Video qosol badan , dabeyl dadka qaadeysa dalka Norway oo jidka laga mari waayay

daajis.com:-Dalka Norway oo ay maalmahan ka jirtay dabeylo , roob, baraf iyo jawi aad u xun oo wata dhaxan ayaa waxaa ay dadka ku qasbanaadeen in ay usoo baxaan banaanka si ay usoo dukaameystaan xilliga ciiddooda ee christmas loo yaqaano waxaana ay

Duufaanadan dadka u diideenba in ay laamiga ama dariiqyada socdaan. Muuqaal laga naxo oo video ah ayaa laga soo duubay magaalada Alesund ee ku taalla galbeedka Norway iyadoo dadka laamiga goynaya aya dabeel la socon kari waysan yahiin oo uu booliiska gacamaha ka qabanayo si uu u caawiiyo maadaama ay la dagaalamayan awoodda dabeesha gadaal u celinaysa oo ah mid xataa kaa diideya in aad toos u socoto ilaa aad iska qaloociso ama isgaabiso mooyee.


HALKAN KA DAAWO MUUQAAL QOSOL BADAN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada