DaawoVideo:- Lo' gisi Libaax cirka u tuurtay ilaa 5 mitir, kadib dagaal xun oo dhexmaray.

DaawoVideo:- Lo' gisi Libaax cirka u tuurtay ilaa 5 mitir, kadib dagaal xun oo dhexmaray.

daajis.com:-Waligaa ma daawatay Libaax damcay in uu cuno lo' ginsi oo asigiiba cirka loo hertiyay. Tani ayaa ah layaab kadib markii boqorkii dugaagta dhan ay lo' gisi cirka u tuurtay ku dhawaad 5 mitir isagoo laga badbaadiyay lo' dii uu cuni lahaa.


Muuqaalkan layaabka leh ayaa waxaa laga soo duubay meel xawayaanada lagu ilaaliyo oo ku taalla dalka Koonfur Afrika oo lagu magacaabo Kruger National Park. 
Waxaa muuqaalka filimkan soo duubay Elain Matheson iyo wiilkeeda oo ahaayeen dalxiisayaal  ku sugnaa halkaasi waabirigii marka uu falkaan weerarka ahi ay lagu qaadyaay libaaxan.


Ka sokoow bah dugaag waxuu muuqaalkan muujinaya in ay tahay wax weyn markii ay qoom ama koox ay isku biirsadan ama u isatagaan in ay is caawiyaan ay wax walba oo awood lihi ka adakan karaan, 

Waxaa la sheegay in ay libaaxa iyo uu orod isku rogay kadib weerarkaan iyadoo halkaasina ay ku kala badbaadeen dugaagtii.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada