Lamar iyo Khloe Kardashian oo isfuray 4 sano oo ay isqabeen kadib.

Lamar iyo Khloe Kardashian oo isfuray 4 sano oo ay isqabeen kadib.

daajis.com:-Lamar Odom iyo Khloe Kardashian wey isfureen kadib afar sano guurkooda.

Xiddiga Kubadda koleyga caanka ku ah ee Lamar Odom iyo Khloe Kardashian oo ah gabadha la dhalatay Kim kardashian oo caan ka ah taleefishanada ayaa ugu dambeeyn go'aansaday in ay kala haraan ayagoo furriin kala saxiixday.

Waxey lamaanahan oo caan ka ahaa shaashadaha isguursadeen sanadkii 2009 ayagoo ugu warqada furiinka hordhigay maxkamada waxaana arrintani furriinka keentay kadib markii ay ku ogaatay Khloe in uu Lamar isticmaalo daroogada halista ah taasoo dhibaato u keentay noloshiisa , xataa ay ayadana uur u qaadi waysay , taasoo uu iska joojin waayay. 

Waxaa ay lamaanahan hanti badani ku leeyahin maalka reer Kardashian oo ay qos ahaan ula mideysnaayen waxaana haatana la ogaanaya sida loo kala saari lahaa maalka lamaanahan isfuray.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada