Daawo Video:- Saacid oo hadlay & Dadkii Daawaday oo Wada Ilmeeyay “XANUUN"

Daawo Video:- Saacid oo hadlay & Dadkii Daawaday oo Wada Ilmeeyay “XANUUN"

daajis.com:-Raysal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ayaa Jeediyey Hadal Aad uga Ilmaysiiyey Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, Kaasi oo Ku Fadhiya Xaqiiqda & Sida loola Dhaqmay.


Saacid Ayaa Si Xanuun Badan uga Hadlay Mooshinka Laga Geeyay Xukuumada, Hadana Loo Diiday Inuu Isdifaaco, Hadana Siyaabo kale Loola Sii Dhaqmay.
Arintaan uu Soo Bandhigay Raysalwasaare Saacid Ayaa waxay Noqonaysaa, Mid taariikhda Ugashay Baarlamaanka Soomaaliyeed & Xubnaha ku Lugta Lehba.

HALKAN KA DAAWO VIDEO 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada