Dageyso:- Fanaanada Nimco Dagan Oo Sheegtay In aana Somali Aheen nala.

Dageyso:- Fanaanada Nimco Dagan Oo Sheegtay In aana Somali Aheen nala.

daajis.com:-fanaanad caan ah hadana ka mid ah kuwa loogu jecelyahay baryahaan danbe fanaaniinta cusub ayaa sheegtay in aana aheen Somali ee aay tahay fanaanad Qoos taas oo la dhahi karo waa wax laga xumaado in baryahaan danbe fanaaniinta yare yare aay ku soo badatay Qabyaalada ama waxa loo yaqaan qof jecleesi.

Fanaanada lugu magacaabo Nimco Dagan ayaa waxeey sheegtay in laga eryay Tvga universal Tv taas oo looga eryay in aay tahay fanaanad reer Somaliland ah taas oo aad moodo in aan wax ka jirin markii aan baarnay wareysi laga qaaday oo aay u hadashay si aan looga baran Fanaaniinta Somaliyeed. hadaba nala Dhageyso ama nala Daawo codka Nimco Dagan.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada