Daawo Video:- Swedan oo laga furay Bank gii ugu horeeyey ee islaami oo Soomaalli maamuleyso + SAWIRRO

Daawo Video:- Swedan oo laga furay Bank gii ugu horeeyey ee islaami oo Soomaalli maamuleyso + SAWIRRO

daajis.com:-Bangigana ayaa loogu magac daray Aman Finance waxa uuna noqonayaa bangigii ugu horeeyey ee laga furo qaarada Yurub, waxa uuna ku shaqeyn doonaa nidaamka islaamiga ah isaga oo qaban doono adeegyo muhiim ah sida iibinta guryaha, dhigashada lacagaha iyo deyn bixinta oo bilaa ribo ah ama dul saar la'aan ah.

Aas-aasaha Bangigan Sh. Bashiir Amaan oo xaflad kooban oo ka dhacday xarunta Bangigaasi ee Magaalada Stockholm ayaa sharaxaad ka bixiyey ujeedooyinkii ka dambeeyey in la furo Bangi Islaami ah..

HALKAN KA DAAWO VIDEO





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada