DAAWO VIDEO:- Taallooyinkii Muqdisho caanka ku aheyd oo lasoo celinayo

DAAWO VIDEO:- Taallooyinkii Muqdisho caanka ku aheyd oo lasoo celinayo

daajis.com:-Maamulka Gobolka Banaadir howlaha uu ka wado Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ama 17 degmo ee uu ka kooban yahay ayaa ah kuwo aad loo amaano, iyadoo mashruucaasi ay ku baxayaan malaayiin dollar.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa ka hadlaya waxyaabo badan oo qarsoon isagoo sharxayo howlaha ka socda Magaalada iyo qaabka ay ku hirgashay Bilicdeeda.

Wuxuu sheegay Tarsan in Taalooyinkii caanka ahaa ee Taariikhda Soomaaliya caanka ku aheyd ay wadaan qorshihii dib loogu soo celin lahaa, isagoo xusay in tallaabadani ay tahay mid ay ku hormarinayaan Muqdisho.

Hadaba Barnaamijkaan gaarka ah ee ka hadlaya Wax badan iyo Mataaneynta Muqdisho iyo Turkiga.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada