DAAWO VIDEO:- Wiilkaan wuxuu shabaqaan ku jiraa mudo 40-sano ah!

DAAWO VIDEO:- Wiilkaan wuxuu shabaqaan ku jiraa mudo 40-sano ah!

daajis.com:-Dhacadaan oo noqotay mid si aada loola yaabo ayaa ka dhacday dalka Shiinaha, iyadoo hooyo u dhalatay dalkaas oo lagu magacaabo Peng Weiqing, canug ay dhashay shabaq ku heysay 6-jirkiisi ilaa uu ka gaaro 40-jir, waxaana sababta lagu sheegay in wiilkaan uu dhimirka beelay, kedibna ay uga baqday in nafteeda uu wax yeeleeyo.

Hooyadaan waxa ay go'aansatay in nolosha wiilkeeda ay ku xafido shabaqaan yar, kadib markii xanuun ku dhacay isagoo 6-jir ah, kadibna lasoo baxay dabeecado gacan kahadal wata, eyadoo xaaladu gaartay in hooyadu waqti kasto isaga baqdo wiilkeeda inuu waxyeelo u geysto.

Waalidiinta dhalay wiilkaan, waxa ay sameeyeen shabaq, mar kasto oo wax ku darsoomaan wiilkooda, waxa ay u balaari jireen shabaqa,hooyadu waxa ay sheegtan in wiilkeedu garanayo laakiin nasiib daro wax hadal ah afkiisa kama soo baxayaan.

Aabaha dhalay wiilka waxa uu geeriyooday sanado ka hor, dhanka kale hooyada ayaa ah  80-jir, waxeyna ka wel-wel qabtaa cidda xanaaney doonta wiilkeeda maadaana eyadu howl gab joogto

HALKAN KA DAAWO ARINTAN XANUUNKA BADAN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada