daajis.com:-Fanaanada reer Lubnan Nancy Ajram iyo dhigeeda reer Masar Tamer Hosny, ayaa bandhig faneed lala cajabay ka dhigay magaalada Cairo, gaarahaan Istaadiha kubadacagta Qahira.
Labada fanaan ayaa xaflad aad loola dhacay ka tumay halkaas, xilli qabow daran uu ka dhacayay maalmihii lasoo dhaafay dalka Masar.
Nancy ayaa goobta ka qaaday heesa loogu jecelyahay fankeeda, halka Tamer isna ku luqeeyay heeso si aada looga helay.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:50 and have
, Published at