daajis.com:-Munaasabaddan oo ay xilalka kula kala waregayeen taliyihii hore ee ciidamada AMISOM iyo kan cusub ayna ka qeyb galeen mas`uuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirada difaaca dalalka Soomaaliya iyo Brundi, Saraakiisha AMISOM qeybahooda kala duwan, madax ka socotay Midowga Yurub, safiiro iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabtay xarunta xalane ee magaaladda Muqdisho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:58 and have
, Published at